Myvideo

Guest

Login

Abwaan Jiheeye hees fiira dheer Waa Qiso Dhab Ah oo aan ka Sameeyay | Muuqaal

Uploaded By: Myvideo
1 view
0
0 votes
0

Abwaan Jiheeye hees fiira dheer Waa Qiso Dhab Ah oo aan ka Sameeyay | Muuqaal Abwaan ismaaciil yuusuf cabdi (Jiheeye), waa Abwaan 22 sano suugaanyahan ahaa, sidoo kale 17-sanana Macalin Suugaaneed ka ahaa Dugsiyada iyo Jaamacadaha Dalka, 12sanana ahaa Qoraa. Wuxuu dhashay 1982, waxa uu ka mid ahaa ardey fasalka koowaad ka bilawdey, kolkii Dawlada soomaaliland lagu dhawaaqay, sagaal sano kana gaadhey ilaa heer Jaamacadeed, kolkuu iskuulka sagaal sano dhiganaayey ayuu si dhaba isku hubsadey in uu Abwaan yahay, sagaal sano kolkuu suugaanta ku jireyna wuxuu noqdey, soo saarey buugiisii koowaad ee (SAMA-DOON) waxa uu Heeso u dhiibay Fanaaniin aan ka yarayn 100 fanaan oo caan ah, wuxuu leeyahay Suugaan Diiniya, Wadaniya, Siyaasiya, Duco ah, Baroordiiq ah, Waano ah, Jacayl ah, sidoo kalana aan ka madhneyn, dhinaca Maada iyo maaweeladda. Abwaan ismaaciil jiheeye, waa Macalin aad ugu xeeldheer Aqoonta Afka iyo Hidaha iyo Dhaqanka iyo Dhulka iyo Umadda ku Abwaan ka caana oo laga yaqaano dham

Share with your friends

Link:

Embed:

Video Size:

Custom size:

x

Add to Playlist:

Favorites
My Playlist
Watch Later