Myvideo

Guest

Login

Saxaafada iyo Siyaasada Cadowga Gudaha Somaliland

Uploaded By: Myvideo
1 view
0
0 votes
0

@add-tech waxaa waqtiyadan danbe wadanka ku badan siyaasiyiin dowlada u shaqeeya oo hadana ka shaqeeynaya dhibaatooyinka iyo kicinta shacabka , siyaasadaas oo ay ugala jeedaan sidii shacabka somaliland loo tusi lahaa cadaalad daro ay iyagu kamuusl yihiin ,dowladana dusha kasaaraan, sidey shacabku ugadoodaan ugana horyimaadaan maamulka dowladooda, hanaanka siyaasada noocan ah waxaa ugu weynaa gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Khaliif Dowdar, balse wadanku waa wada khaliif miidhan, waxaan leeyahay dowlada arimaha noocana talaabo halga qaado, oo halaga sifeeyo khaliifyada wadanka kashaqeysta ee dalka iyo dadka dantooda wadin, lugooyada iyo burburka uhorseedaya wadanka.

Share with your friends

Link:

Embed:

Video Size:

Custom size:

x

Add to Playlist:

Favorites
My Playlist
Watch Later